Warqada lagu soo xiro Putin oo la tilmaamay in aysan waxba dhaamin tan musqulaha

Maxkamadda dembiyada dagaalka ee ICC ayaa soo saartay waaran soo qabasho ah oo ku socda madaxweyanaha dalka Ruushka Vladimir Putin, kaas oo ay sheegtay in loo haysto eedo ka dhan ah xaquuqda Aadanaha  iyo dambiyo dagaal oo ay geesteen ciidankiisa. Warqada waaranka ee lagu soo xirayo madaxweynaha Ruushka ayaana dhalisay hadal heyn aad u badan, … Continue reading Warqada lagu soo xiro Putin oo la tilmaamay in aysan waxba dhaamin tan musqulaha